Tumgik
#sheega
paradoxicalcurio · 7 months
Text
I’ve thought about this a bit, and Ive noticed some rather poor treatment of the WLW couples in the Borderlands series that I know of.
First off, Janey and Athena. This is the baseline, a decent pairing with good story and relative health, even though they were completely shafted in 3.
Next is Dr. Samuels and her unnamed wife, who was held hostage by Handsome Jack to ensure Samuels’ loyalty in his twisted Eridium experiments. Fates unknown, but given Dr. Samuels’ role in the Son of Crawmerax DLC sidequest Victims of Vault Hunters, I assume she, at least, is still alive.
Third, Mad Moxxi and Motor Mamma. I don’t know what initially drew Moxxi to Motor Mamma, but I think she was right to call off the relationship immediately after learning of her cannibalistic ways. I feel like knowing someone long enough to realize they’re horrible before jumping into a relationship is generally a great idea.
Fourth is Tiny Tina and her ex girlfriend Sheega, main focus of the BL3 sidequest Sheega’s All That. Clearly some enmity there, but honestly that’s not a big deal - a lot of romantic relationships in fiction end that way, regardless of gender. What really bothers me here, though, is that from what I’ve heard, Tina was meant to be a lesbian in BL2, but got retconned into being bisexual in BL3.
And lastly, the WLW relationship I’m most uncomfortable with, the two bandit psychos in Promethea, both of whom end up dead by the player’s hands. Along with most of their loved ones. I’m sure I don’t need to explain myself here.
Compare all of these to Hammerlock and Wainwright, who got an entire DLC focused on their marriage, and the former of whom seemed to be on good terms with his ex boyfriends.
If there are any I’ve missed, feel free to add them.
7 notes · View notes
theartofcolehart · 1 year
Text
Sheik GEEGA! Sheega? 🥷 Day 315!
Tumblr media
4 notes · View notes
mdalnajashii · 1 year
Text
NINXAN KUU KEENAY TAADANA SHEEGA
NINXAN KUU KEENAY TAADANA SHEEGA
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
tindogpodcast · 2 years
Text
TDP 1090: #DoctorWho 6th Doctor Waterworlds
https://bbvproductions.co.uk/products/Faction-Paradox-The-Confession-of-Brother-Signet-AUDIO-DOWNLOAD-p389922366
  The Sixth Doctor returns, and he's thrown straight in at the deep end! Travelling the galaxy with Melanie Bush and their brand-new companion, marine biologist Hebe Harrison, there are wonders to see, dangers to face and plenty of peril beneath the waves.
1.1 The Rotting Deep by Jacqueline Rayner (2 parts) A mysterious SOS summons the Doctor and Mel to an oil rig in the North Sea where a dwindling group of survivors awaits rescue from a lethal menace. One of their number is Hebe Harrison, a wheelchair-using marine biologist who is definitely more than she seems. Can our heroes escape the rig? And just what is killing off the rig's beleaguered crew?
1.2 The Tides of the Moon by Joshua Pruett (2 parts) For Hebe's first trip in the TARDIS, the Doctor and Mel take her to the nearest available 'water world' – the Moon, two billion years in the past! Its advanced humanoid inhabitants, the Gilleans, are terrorised each night by their monstrous enemies, the Sheega. Even more worrying is that in a matter of hours, this ocean world will be laid waste by the gravitational interference of the blue-green planet next door...
1.3 Maelstrom by Jonathan Morris (2 parts) The Doctor, Mel and Hebe visit the archipelago world of Veludia, only to discover a planet beset by electromagnetic storms where three survivors traverse the seas in a ramshackle township. These survivors are 'corps' - bodies used as hosts for minds stored in the vessel’s ‘mind-drive’ - and the Doctor, Mel and Hebe are seen as welcome replacements. But there's something lurking in the waters below, something of rage and power that wishes to destroy them all: the Maelstrom!
A new Tin Dog Podcast
0 notes
borderlandsthirst · 3 years
Text
Tumblr media
I'm just now realising that there's something wrong with Sheega's arm. That's what she gets for joining the COV, also is that Skag skull on her head?
3 notes · View notes
lurelin · 6 years
Photo
Tumblr media Tumblr media Tumblr media Tumblr media
I've been thinking about this "sketch-line-color" challenge for a long time, but didn't dare to offer this to someone. Thanks to my friends Orphen-Sirius and Kahito for agreeing to participate in this fun collab-challenge!
Sheega © Orphen-Sirius Khaman © Kahito Tren © Lurelin
267 notes · View notes
sheegamoreau · 6 years
Photo
Tumblr media
I have a small tradition - to draw Sheega on Friday the 13th.   I was inspired by the design of clothes, which the guys Wildering made in their work http://www.furaffinity.net/view/23429729/  
26 notes · View notes
somalifaces · 6 years
Photo
Tumblr media
"My mother told me that my father passed away whilst I was in her tummy. She showed me his picture once, and lots of people say that I look like him. He died of liver disease. My older siblings cry every time they see his picture, as they saw him when he was still alive. I never got that chance. My dream is to become a midwife because I see so many women who love their unborn babies and they want them to be born and healthy. I want to help them bring their babies into this world."
(Make an Orphan Smile Drive)
https://www.gofundme.com/make-an-orphan-smile-drive
"Hooyaday baa ii sheegtay in aabahay dhintay anigoo uurka ku jira,  mar bey I tustay sawirkiisa, hadana dad badan baa ii sheega waad u egtahay aabbahaa. Aabbahay wuxuu u  dhintay xanuunka beerka ah, caruurta walaalaha aanu nahay ee iga waawayn way ooyaan markastaoo ay arkaan sawirkiisa, sababtoo ah markii uu nolaa ayey arkeen. Anigu fursadaas maan helin. Waxaan ku hamiyayaa in aan noqdo umuliso sababto ah  waxaan arkay hooyooyin badan oo jecel ilmahooda aan dhalan  weli , waxay rabaan inuu u dhasho iyagoo caafimaad qaba. Aniguna waxaan doonaya in aan ka caawiyo  taas."
(Barnaamijka Ka Farxi Caruurta Agoomaha/Rajooyinka ah)
https://www.gofundme.com/make-an-orphan-smile-drive
61 notes · View notes
berberanews · 2 years
Text
PHILADELPHIA: 12 qof oo 8 carruur tahay ayaa ku naf wayaay dab
PHILADELPHIA: 12 qof oo 8 carruur tahay ayaa ku naf wayaay dab
PHILADELPHIA – 12 qof ayaa ku dhintay dab ka kacay gudaha dhismaha Hay’adda Guryaha Philadelphia oo ay saraakiishu sheegeen in aanay lahayn qalab sheega qiiqa. Sideed caruur ah ayaa naftooda ku waayey dab subaxnimadii Arbacadii, taasoo lagu macneeyay dabkii ugu dhimashada badnaa ee hal mar ka dhaca magaalada in ka badan qarni. Dabdamiska ayaa ka soo jawaabay safka saddexda dabaq ah ee 869 North…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
rincondejoss · 3 years
Text
Review The Giants' Dance
Review The Giants’ Dance
Rating ⭐⭐⭐⭐ Rating: 4 out of 5. About the Book Three companions must unite against the forces of dark magic and faerie as the battle for Ansu continues. Savarna is missing, captured by the witch Sheega. Jaran Saerk and Finvar must cross into the frozen realms to save her, battling demons and new terrors. Meanwhile, Savarna’s twin brother must choose: save his sister or save the woman he…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
fahadjoy · 3 years
Text
👉 21 December 1920 waxaa geeriyooday Aa Saasihii Daraawiishta Halgamaa Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. 👉Afka iyo dhegtu mar mawada shaqeeyaan.
👉Marka Runta sheegisteedu yaraato, Hubsiimadu waa hubka kaliya ee aad kaga badbaadi karto inaad beenta rumaysato.
👉Si fiican u ilaali sumcadaada sababto ah waxay noolaaneysaa inta aad nooshahay in ka badan.
👉Mararka qaarkood habdhaqankaaga iyo dabeecadahaaga ayaa diidaya in lagu caawiyo.
👉In guurku kaa daaho waxay Ka kheyr badan tahay inaa guur khaldan samaysid. Bulshadu waa inay fahantaa midaas, dad badan oo waxaa jira khaatiyan Ka taagan suaal aakhiraad ; goorma guursan iyo maxaad la guursan la'dahay.
👉Ragga 8 ilbiriqsi ayey  jaceyl ugu qaadi karaan dumarka halka dumarka ay ku qaadato 15 bari .
👉Hadii aad raadinaysid, gabadh qurux badan, Akhlaaq leh, Asturan, Aqoon leh, Shaqaysato, Reer Fiican ka soo jeedo , saaxiib waxa kuu sheegayaa in aadan hal qof raadinaynine aad raadinayso naago badan oo kala duwan.
Noole walbaa wuxu xasinooli daremaa markuu Nabad heysto
👉Qaladka soo noqnoqda wax ka badan 3 jeer, waa go'aan cad.
👉Dumar la'aantii noloshu raaxo maleh.
👉Marka uu saygaagu guriga kusoo laabto si diiran u soo dhaweey, weliba iridka uga hortag oo ku dheh xabiibi Alle ayaa ku mahadsan kusoo nabadceliyay, habsii oo labada daan ka dhunko& meesha aad jeceshahay, wax qabow ku qabo una riix riix inta uu ka nafisayo. Ragga buuqa ma jeclo.
👉Aad baay u wacan tahay marka aad guriga ka baxaysid in aad xaaskaaga dhunkato, habsiiso welibana aad garbaha kasii salaaxdo kuna dheh, noloshayda ayaa qurxisay, waa aan kuu xiisi doonaa inta aan kaa maqanahay, waa aanku jeclahay Qaali Alle ayaa ku mahadsan iigu kaa deeqay
👉Badanaa ragga caatada ahi waa ka naago jecel yihiin ragga kale, halka hablaha cayilani ka niman jecel yihiin haweenka kale. Ku darsoo kooxdani si gaar ah ayaa ay isusii jecel yihiin.
👉"Sida wiilku u rabo gabadhii uu jeclaado in uu helo, ayaa ay inantuna xaq u lee dahay wiilkii ay ka hesho in ay hantiso."
👉"Dumarku waa sida qunbaha oo kale waxa ay lee yihiin madax adag balse Gudahooda waxaa ku jira qalbi cad oo qurux iyo wanaag badan." Si aad u hesho, baro habka loo hanto.
👉Dumarku waxa ay qarsadaan dareenkooda, ragguna waxa ay qarsadaan daruuftooda."
👉Qofka ugu badan ee niyaddaada ku soo dhaca, ayaa ah ruuxa kaliya ee aad jacayl baaxad wayn u hayso.
👉Islaan 70 jir ah baa lagu yidhi “haweenku goormay guurka ka quustaan? Markaasay ku jawaabtay “kuwa iga waaweyn hala weydiiyo”.
👉Bal qiyaas, gabadhii nin oday ah guursata si ay hantidiisa u dhaxasho, haddana isaga hortiis geeriyoota! Sacab ayey mudan yihiin dadka isku guursada isfahan , dabeecadda wanaagsan, dulqaadka iyo diinta.
👉Minyaro wax la qaadan karo maaha, isna wax la diidi karo maaha kkkk.
👉🙍Gabareey noqo mid Adeegto ka ah guriga Aabaheed una diyaar garoobaysa gurigeedi.
👉Aqoon-yahannimadaada waxaa ka horraysa in aad leedahay ixtiraam. Waayo ixtiraamku waa aqoonta barkeeda.
👉Nin xaaskiisu ka adagtahay majiree, nin xaaskiisa ixtiraamaa ayaa jira.
👉Dadka waxaa ugu xun, qof markii uu kaa xanaaqo wanaaggaaga inkira, sirahaadana faafiya, wax aadan aheyna kaa sheega!
👉Weligaa qof aadan si dhab ah u jecleyn, si kaftan ah ha ugu oran, “waan ku jeclahay”. Waxaa laga yaabaa, in qofkaasi uu horey qalbiga kuugu haayay ee uu aad kuugu farxo, adiguna aad iska dheeleyso.
👉Waxa kala jira, qof isla markii kugu oranay, “waan ku jeclahay" iyo mid ku dareensiinaya in uu ku jecel yahay ama jeceshahay. Qofka dambe fursad sii, qalbigaagana u fur.
👉Haweenku duunyo uun ma doonan ee dhaqan iyo dadnimo ayey u baahanyiin.
👉Sida uu nooluhu ugu baahan yahay daryeel iyo xanaano, uyuu jacaylkuna ugu baahan yahay dhowritaan maxaa yeelay haddii uu jacaylku waayo fursad uu ku noolaado ama uu ku kobco, waa uu dhimanayaa.
👉Geeridaada waxa ay ku bixiyaan hanti badan, waxa ay sheegaan wanaaggaagii iyo waayahaagii nololeed, mana xasuustaan in aad nolosha uga baahneed caawimaad iyo aqoonsi.
👉Intaad keligaa qol jiiftay Maxaa jimcayaal ku seegay.? Aniga iyo kuwa ila midka ahiba, dib ayaa aan ka qalayn doonnaa insha'Allaah.
👉"Jacaylkasta waa uu xiiso beelaa haddii uu dhaafo xilligiisa.
👉Quruxda iyo deggennida jacaylka waxaa si rasmi ah u dareentaa markii aad gacanta qabsato lammaanahaaga oo aad ku tiraa adiga waaye ruuxa dunidan oo dhan iga kaafiyay.
👉Carruurta quluubtooda waa nadiif laakiin dharkooda ayaa wasakh ah, dadka waaweyna dharkooda ayaa nadiif ah, balse qalbiyadoodu waa wasakh, illaa kuwa Eebbe badbaadiyay maahane.
👉Haddii aad isku mashquuliso fikradaha ay dadka kale kaa aaminsan yihiin, waligaaba maxbuus ayaad u ahaan doontaa.
👉Aduunku waa "guri kiro ah" su walba ood u aaminsantahay inaad adigu leedahay, waad ka tagi maalin uun.. Aakhiraduna waa "gurigaaga  rasmiga ah" hada ayaad ku haysaa gacanta dhismihiisa, su fiican u dhiso.
👉Haasaawaheenii, Ma usoo hilawdaa? Habeenkii markay tahay, Ma lay kaa hor keenaa?
👉Adna aamuskaygaad, isla wayni mooddaa; Anna eray ku deeqaan, afka kaaga goobaa.
       .👉Qalbiga waxaa qurxiya ama foolxumeeya hadba indhuhu waxaay arkaan  maadaama aragtida   dhabta ahi ku xidhantahay qalbiga.
0 notes
phaseleech · 4 years
Text
@covsheega​ sent: ‘ i wanted to make you proud.’ 
reputation sentence starters.   
Tumblr media
       ❝ –   well of COURSE you can make me proud! what MOTHER isn’t proud of their kids?  ❞   her words are sugary, sweet to the very touch that come up and squish at sheega’s cheeks between her thumb and index.   but that flips quicker than a skag’s temper and she then pushes her back, not too rough however!  she’ll keep the blood letting for them to do for her amusement.        ❝ –   for starters.   each head of the vault thieves served to me on the most silver platter with freaken’ cherries on top!   each head brought to me would grant you an eternal life of wealth and happiness, and a place at MY SIDE at the opening of THE GREAT VAULT!  ❞
0 notes
faafiyenews · 4 years
Text
R.Wasaare Khayre: Masiibada maanta waxaa ka nabad galaya kuwa dhagaysta talooyinka bahda Caafimaadka
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka hadlay dhibaatada uu COVID-19 ku hayo dalkeena iyo sida looga badbaadi karo ayaa dadka Soomaaliyeed kula dardaarmay inay qaataan talooyinka caafimaad ee ka imaanaya dhaqaatiirta iyo wasaaradda caafimaadka dalka.
“Masiibada maanta waxaa ka nabad galaya kuwa qaata waanada iyo wax sheega, kuwa dhagaysta…
View On WordPress
0 notes
hornnews24 · 4 years
Text
‘koox diimeedka walaalaha shaydaanka oo 7 qof ku dilay dalka Panama
‘koox diimeedka walaalaha shaydaanka oo 7 qof ku dilay dalka Panama
[dropcap]F[/dropcap]irqo diimeed lagu magacaabo kooxda walaalaha shaydaanka ayaa ugu yaraan 7 qof jimcihii maanta ku dilay dalka Panama iyadoo ay booliiskuna 14 kale oo la gawrici lahaa ay soo badbaadiyeen.
Koox isku sheega in ay yihiin culumo ku xiran shaydaanka oo ah dadkii asalka u lahaa dalka Panama ayaa 7 daas qof jirdilay, kadibna gubay, dabadeedna baangado la dhacay oo googooyey si ay uga…
View On WordPress
0 notes
visual-walkthrough · 5 years
Video
youtube
Borderlands 3 Mission Sheega’s All That
0 notes
sheegamoreau · 6 years
Photo
Tumblr media
Sheega from sweet Reefu http://www.furaffinity.net/user/reefu 
10 notes · View notes