Tumgik
#Maxamed Ibraahin Warsame
montair · 2 years
Text
O dazzling darling:
happy happenstance and fair fortune
to you, mind mesmeriser –
since we became acquainted
you’ve been my only fever.
You’re like a light-footed charger
canny at midnight combat,
the fight by close engagement
where the rider takes revenge –
men constantly look keen.
I’m an empty pail that’s purified
by your love’s burning twigs;
every night I go out with
the dream of your long-held image.
Maxamed Ibraahin Warsame ‘Hadraawi,’ from Amazement, c.1960
13 notes · View notes
saxafimedianetwork · 2 years
Text
Hadraawi: The Poet On The Lips Of Every Somali
The #Somali people are known as "a nation of #poets" and there is no greater #poet of modern times than Mohamed Ibrahim Warsame #Hadraawi, who has died in #Hargeisa, the capital of the republic of #Somaliland, at the age of 79.
(more…)
Tumblr media
View On WordPress
1 note · View note
berberanews · 1 year
Text
Madhxinta Ereyga iyo Raasamaalka Afka: magac-dhebista dhulka -
Waxa Qoray Dr. Jaamac Muuse Jaamac, PhD“Saddex erey halkii dooni, soddon yaanay kaa qaadan” Sirta Nolosha, Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” Daalaco (Daalàco) waxa ay ahayd islaan dhega la’ oo inta ay luntay habeen madow, maaddaama aanay maqlaynin yeedhmada reerka, loo gubay gubad si ay u soo halacsato ololka oo u soo raacdo iftiinka. Gubadkaasi caan ayuu noqdey, waxana loo bixiyey Gubadkii…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
jofiel · 7 years
Quote
Anyone who tries to rob you of your rights, whether by brazen thievery or clandestine kleptocracy, by hideous trickery or with light fingers in the light of day, the pettiest of selfish pilfering, they can’t grasp how well-founded Freedom is – both the Moon and its full clarity which will never dim. I carry its fire, and am its emissary.
Maxamed Ibraahin Warsame / ‘Hadraawi’
5 notes · View notes
warganenews · 6 years
Text
Somaliland: Abwaan Hadraawi Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Ay Dad Aan Masuuliyiin Ahayni Ka Baahiyeen
#Somaliland: Abwaan Hadraawi Oo #Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Ay Dad Aan #Masuuliyiin Ahayni Ka Baahiyeen
Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi ayaa ka soo muuqday warbaahinta isaga oo beeninaaya warar dhiilo leh oo sheegay in uu geeriyooday, kuwaas oo ay baahiyeen dad aan masuuliyiin ahayn oo faafiyay wararkaas beenta ah.
Abwaanka aadka caanka ugu ah guud ahaan dadka Soomaalida dhexdooda oo Jimcii shalay ku tukaday qaar ka mid ah masaajidada magaalada Hargeysa ayaa si kooban u yidhi, “waykan,…
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 2 years
Text
Hadraawi, "The Somali Shakespeare", Aged 79, Is Dead
#Hadraawi, #Somaliland-born #poet was an accelerator of #philosophical particles, an enchanter of #language in space where precisely language is the only point of support, one of t rare bases in an ocean of divisions & fragmentations of #political, #geographical & #generational.
(more…)
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
jofiel · 7 years
Quote
When men dedicate to the struggle and determine to fulfill their duty; when they ready themselves for the charge, amass the finest thoroughbreds; when the reins are on the racers, I never step aside.
Maxamed Ibraahin Warsame / ‘Hadraawi’
3 notes · View notes
berberanews · 2 years
Text
Hargeysa: Bandhiggii Buugga "Hogatuska Nolosha" ee Hadraawi
Hargeysa: Bandhiggii Buugga “Hogatuska Nolosha” ee Hadraawi
Hargeysa-(Berberanews)-Magaalada Hargeysa, waxa xalay lagu soo bandhigay buugga “Hogatuska Nolosha”, oo ah dhigane xanbaarsan tix iyo tiraab dhaxalgal ah, oo abwaan Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” ku hogatusaaleeyey geeddisocodka nolosha iyo waayaha ku gedaaman. Waa buug qoristiisa uu tacab badan geliyey, Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”, is la markaa na wax badan kaga duwan buuggaagtii…
youtube
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 5 years
Text
Commitment and the Poet - A Review of Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”: The Poet and the Man
Commitment and the Poet – A Review of Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”: The Poet and the Man
(more…)
View On WordPress
0 notes
berberanews · 5 years
Text
Hambayo Meher Wacan: Dhammaan Dadkani waxay Hambalyo u dirayaan Cali Faysal Cali iyo Xamda Cali Saleebaan
Hambayo Meher Wacan: Dhammaan Dadkani waxay Hambalyo u dirayaan Cali Faysal Cali iyo Xamda Cali Saleebaan
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax….. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel..
Dhamaan Qoyska Reer Maxamed Xaaj Xasan dhamaan qoyka reer Ibraahin Warsame (Reer Walanwal ): Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), Hure Walanwal.
***                       ***                       ***
Dhamaan qoyska Reer Saleebaan iyo Caruurtood, Hooyo Caasho Ibraahin Maxamed, Hooyo…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 5 years
Text
Hambayo Meher Wacan: Dhammaan Dadkani waxay Hambalyo u dirayaan Cali Faysal Cali iyo Xamda Cali Saleebaan
Hambayo Meher Wacan: Dhammaan Dadkani waxay Hambalyo u dirayaan Cali Faysal Cali iyo Xamda Cali Saleebaan
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu farax….. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel..
Dhamaan Qoyska Reer Maxamed Xaaj Xasan dhamaan qoyka reer Ibraahin Warsame (Reer Walanwal ): Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), Hure Walanwal.
***                       ***                       ***
Dhamaan qoyska Reer Saleebaan iyo Caruurtood, Hooyo Caasho Ibraahin Maxamed, Hooyo…
View On WordPress
0 notes
onlinesomalilibrary · 7 years
Text
Xeeldheerida Maansada "Hadraawi" xidhiidh waxay la leedahay, hadba xaalkii taagnaa, danyar baa xigto u ah
Xeeldheerida Maansada “Hadraawi” xidhiidh waxay la leedahay, hadba xaalkii taagnaa, danyar baa xigto u ah
Waxa aan daawaday, waraysi uu la yeeshay Tv-ga Somalichannel, Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi). Su’aalo dhawr ah oo la soo weydiiyey baa waxa ku jirtay weydiin macnaheedu ahaa: “Haddii aad tihiin hal-abuurkii soomaalida, maxaa xumaan uun u saadisaan, maxaase qabiil u kicisaan”. Dabcan su’aashu mid qeexan ma ay ahayn oo si gaar ah umuu weydiin Hadraawi, ee hal abuurka oo dhan ayuu u dhigay…
View On WordPress
0 notes