Tumgik
#Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
berberanews · 4 days
Text
Xalay iyo Xuskii Weynaa ee Madaxtooyadda Somaliland
Hargeysa-19-05-2024-()-Munaasibad ballaadhan oo loogu fooladaynayo 33-guurada kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda dib ula soo noqotay 18-kii May sannadki  1991-kii, ayaa caawa lagu qabtay qasriga madaxtooyada Somaliland. Munaasibaddan oo ahayd mid heer qaran ah, ayaa waxa ka qaybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, madaxweynihii…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 1 year
Text
Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray Wareegto Cusub + Akhriso Faahfaahinta
Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray Wareegto Cusub + Akhriso Faahfaahinta
Hargeysa 19-12-2022 Isniin (Haldoor News):- Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray Wareegto Cusub + Akhriso Faahfaahinta WAREEGTO MADAXWEYNE Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-966/122022, ku dhaqan-geliyey maanta oo ay taariikhdu tahay 19/12/2022, Miisaaniyad Sannadeedka 2023-ka. Waxaanay u dhignayd…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 5 years
Photo
Tumblr media
Hambalyadda Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan
0 notes
harowonews · 6 years
Photo
Tumblr media
war deg dega Madaxwaynaha Jsl Oo Magaacibis Iyo Iskubedal Ku Sameeyey Badhasaabyada Gobolada Jsl Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Waxa Uu Maanta Wareegto Madaxweyne Oo Summadiisu Tahay JSL/XM/WM/222-30/012018, Uu Ku Magacaabay 11 Masuul.
0 notes
warganenews · 7 years
Text
Somaliland: Kormeerkii Maanta Iyo Madaxweyne Siilaanyo Ee Taliska Guud ee Ciidanka Booliska
#Somaliland: #Kormeerkii Maanta Iyo Madaxweyne #Siilaanyo Ee Taliska Guud ee #Ciidanka Booliska
Madaxweynaha Oo Kormeer Ku Tegay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska, Dardaaran Iyo Dhiirigelinta U Diray Ciidamada Booliska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu kormeer ku tegay taliska booliska Somaliland, kormeerkaasi oo ujeedadiisu ahayd dhiirigelinta booliska iyo gaadiid fara badan oo ay xukuumadu ugu deeqday inay kaga hawlgalaan arrimaha nabadgelyada…
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 2 years
Text
Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Wefti ka Socda Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Wefti ka Socda Qaramada Midoobay Hargeysa (Xogside) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Dr Aadan  Cabdimawla oo safar shaqo dalka ku yimi. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo ay kamid…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 7 days
Text
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska.
Kulankan ayaa lagaga wada hadlay qodobbo door ah oo ay ka mid ahaayeen dardargelinta mashaariicaha kala duwan ee ay iska kaashadaan dawladaha Ingiriiska iyo Jamhuuriyadda Somaliland iyo hawlaha qabsoomidda doorashooyinka ee la filayo inay sannadkan qabsoomaan oo xukuumaddu dedaal badan gelisay. Sidoo kale waxa la wada hadlay xidhiidhka soo jireenka ah ee labada dal u dhexeeya. Madaxweynaha…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 1 year
Text
Madaxweynaha Somaliland, oo Xeer ku meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka + Akhriso warsaxaafadeed
Madaxweynaha Somaliland, oo Xeer ku meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka + Akhriso warsaxaafadeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay Lr. 18/122022 uu ku meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanu u dhignaa Xeerka Madaxweynuhu Sidan:- Xeer Madaxweyne Lr. 18/122022 Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markaan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years
Text
Hargeysa, Somaliland, May 23, 2018 (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay kormeer kedis ah ku tegay xarunta Jaamacadda Hargeysa, waxaana uu halkaas war-bixin ku saabsan dhibaatada ka dhalatay roobabka duufaannada watay ee ku dhuftay deegaannada xeebaha galbeed ee dalka ku siiyey ardayda kulliyadaha kala duwan ee jaamacadda oo waqtigaas ku gudo jirtey waxbarashadooda caadiga ah.
Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golihiisa wasiirrada, ayaa ugu horrayn shir la qaatay hormoodka kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda, kuwaas oo uga warbixiyey xaaladda jaamacadda iyo guulaha ay ku tallaabsatay, waxaana uu  madaxweynuhu maamulka guud ee Jaamacadda Hargeysa uga mahadnaqay horumarka muuqda ee Jaamacaddu gaadhay.
This slideshow requires JavaScript.
Intaas kaddib madaxweynuhu waxa uu mid mid u galay fasallada kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda oo ay xiisaduhu ka socdeen, waxaana uu halkaas kula wadaagay baaxadda masiibada ka dhalatay roobabkii dabaylaha watay ee gobollada xeebaha galbeedka Somaliland iyo waqooyiga gobolka Awdal ku dhuftay, isaga oo u sharraxay heerka ay dhibtaasi gaadhay iyo waxyeellada ay u geysatay dadka iyo duunyadii jiidahaas ku noolayd.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Ardayda Jaamacadda u sheegay inay dalka ka dhacday masiibo baaxad leh oo galaafatay nolosha tiro muwaadiniin ah iyo kumanaan xoolo ah, waxaana uu tilmaamay in Ardayda marti looga yahay sidii ay samoto-bixintaas qayb uga noqon lahaayeen, waxaana uu yidhi, “Maanta dabayl baa ku dhufatay gobollada waqooyiga Awdal, in ka badan 16,000 (lix iyo toban kun) oo qoys, ugu yaraan lix boqol oo kun oo qof iyo in ka baddan, ayaa xoolo waayey oo guryo waayey saacado gudahood, dadkaasi gurmad bay u baahan yihiin, gurmadka iyo xooggana waxa abuura dhaqaalaha, dhaqaalaha laftiisana waxa abuuri karra dad aqoontiisa bartay, sidiina oo kale, markaa inaad masuuliyaddaa u diyaar garowdaan oo aad noqotaan dad dalkan dhibaatooyinka uu ku jiro ka saara, ayaa la idinka rabaa.”
 Ujeeddada uu madaxweynuhu ugu tegay Ardayda Jaamacadda Hargeysa, ayuu sidoo kale warbixin kooban ka bixiyey, waxaana uu tilmaamay in xoogga bahda waxbarashada Jaamacadda Hargeysa yahay mid lagu xisaabtamayo marka ay masiibooyinka noocan ahi dalka ku habsadaan, “Saaka waxaan idiin soo maray gurmad baan ahaa, gobolka Awdal iyo xeebihii oo dhan waxa ka dhacday dhibaato weyn, ugu yaraan ilaa 600,000 (lix boqol oo kun) oo qof ayaan  xoolona haynin, gurina haynin, dhawr iyo soddon dhimashadooda waa la hubaa, 9-qofna waa la la’yahay, dabayshii dhacdayna ilaa awrtii Rarayda ahayd ee ugu adkayd bay laysay.Jaamiciyiintana waxa loogu warramayaa idinkaa xil-kas ah.dhibaatooyinkeenuna way badan yihiine haddii la idiin baahdo waxad tihiin xoog dalka ka jira.”
Ugu danbayna waxa uu madaxweynuhu dhiirigelin iyo guubaano u jeediyey ardayda ku sugnayd fasalada jaamacada Hargeysa isagoo maamulka kaamacadana ku amaanay hawsha baaxada leh ee ay u hayaan dalkooda iyo dadkooda.
Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray Jaamacadda Hargeysa Farriina Gaadhsiiyay Ardayda
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Madaxweynaha Dalka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada, asxaabta iyo shacbiga Jamhuuriyadda Jabuuti, ee uu ka baxay alle ha u naxariistee Marxuum Sacad Cumar Geelle oo ahaa maamulaha dekeda Jabuuti, kuna geeriyooday shalay dalka Faransiiska.
0 notes
xogsidemedia · 2 years
Text
Nuxurka Qodobadii ka soo baxay Fadhigii 87-aad ee Golaha wasiirrada
Nuxurka Qodobadii ka soo baxay Fadhigii 87-aad ee Golaha wasiirrada Hargeysa (Xogside) Fadhigii 87-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shirguddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta qabsoomay, ayaa lagaga hadlayo…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
dtnews1 · 5 years
Text
MADAXWEYNE BIIXI OO TACSI UDIRAY SHACBIGA IYO EHELADII UU KA BAXAY MARXUUM CAAQIL AXMED CABDILAAHI XAREED (WEERAR) OO CAAWA KU GEERIYOODAY GABILEY
MADAXWEYNE BIIXI OO TACSI UDIRAY SHACBIGA IYO EHELADII UU KA BAXAY MARXUUM CAAQIL AXMED CABDILAAHI XAREED (WEERAR) OO CAAWA KU GEERIYOODAY GABILEY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo…
View On WordPress
0 notes
Text
Khdbaddii Madaxwaynaha ee Ceel-afwayn
Khdbaddii Madaxwaynaha ee Ceel-afwayn
Ceel Afweyn (XEERBEEGTINEWS):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku maraya gobolada bari ee dalka ayaa shalay subaxnimadii hore ka amba baxay gobolka Sool, una gudbay dhanka gobolka ugu ballaadhan Somaliland ee Sanaag.
Madaxweynaha iyo weftigiisa oo soo dhawayn ballaadhan kala kulmay dadweynaha gobolada Sool iyo Sanaag ee…
View On WordPress
0 notes
wariyeelsar-blog · 6 years
Text
Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wareegto Madaxweyne Ku Dhaqan Geliyaya Xeerarka Kalumaysiga iyo Qandaraasyada Qaranka
Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wareegto Madaxweyne Ku Dhaqan Geliyaya Xeerarka Kalumaysiga iyo Qandaraasyada Qaranka
WAR-SAXAAFADEED: 07/10/2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-207/102018, ku dhaqan-geliyey laba xeer oo kala ah, Xeerka Kalluumaysiga Xeer Lr. 84/2018 iyo Xeerka Qandaraasyada Qaranka Xeer Lr. 82/2018.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Dhaqan-galka Xeerka…
View On WordPress
0 notes
yusufaliadam · 6 years
Text
Farmaajo oo Hanbalyo u diray qabanqaabiyeyaasha bandhiga buuggaagta Hargeysa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray qaban-qaabiyaasha bandhigga buugaagta ee magaalada Hargeysa oo maalinkii Afraad ka socota isla magaalada Hargeysa.
Mudane Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka waxaa uu si gaar ah hambalyo ugu diray wakiilka Somaliland ee dalka Ingiriiska Marwo Ayaan Maxamed iyo Jaamac Muuse Jaamac…
View On WordPress
0 notes
codkasomaliland · 4 years
Photo
Tumblr media
Madaxweyne Biixi Oo Booqasho Ugu Tagay Mujaahid Xasan Ciise Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaal Gargaar Ee Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo xaalad caafimaad loo dhigay cusbitaal Gargaar ee magaalada Hargeysa,
0 notes