Tumgik
#dowlada turkiga
Video
Liked on YouTube: DEG DEG Dowlada Oo Awoodeda U Adeegsatay, Saciid Dani Oo Tanaasulay & Turkiga Oo Somalia Siinaya Qal https://www.youtube.com/watch?v=TAmOeW1uUkc
0 notes
radioasalblog-blog · 6 years
Text
Dhageyso:- Dowlada Turkiga Oo Gawaarida Naafada uqeybisay Dad Lixaadka La.(SAWIRO)
Dhageyso:- Dowlada Turkiga Oo Gawaarida Naafada uqeybisay Dad Lixaadka La.(SAWIRO)
Dad tiradooda lagu sheegay 80 Qof ayaa ka faaideystay Gawaarida Naafada ee ay dowlada Turkiga uqeybisay Dad isugu jira Caruur,Haween iyo Rag kuwaasi oo ka mid ah Naafada ku dhaqan Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Madasha Dadkani loogu Wareejinayay Gaadiidka ayaa waxaa ku sugnaa Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir anha Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow), Safiirka Dalka…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 5 years
Text
Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya
Turkiga iyo Maraykanka oo heshiis ka gaaray dagaalada ka socda Waqoyiga Siiriya
US Syria
Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka Mike Pence ayaa sheegay in dowlada Maraykanka iyo Turkiga ay ku heshiiyeen xabad joojin waqooyiga Siiriya halkaa oo ay ciidamada Turkiga weerar ku qaadeen toddobaadkii hore.
Heshiiskan ayaa lagu gaaray magaalada Ankara kadib markii ay kulmeen Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Pence.
Wararka…
View On WordPress
0 notes
somaliainturky · 5 years
Text
Daawo "Turkiga oo Soo bandhigtay Awood ciidan oo dunidda ka yaabsaday"
Daawo “Turkiga oo Soo bandhigtay Awood ciidan oo dunidda ka yaabsaday”
Dowlada islaamiga ee uu Hogaanka u haayo Madaxeyne Ordogan ayaa soo bandhigtay Gaada ka ciyaar ay sameynayaan Ciidamada Qaranka Turkiga oo ay ka muuqato awooda ciidanka Turkiga taasoo ka yaabisay Dowladaha caalamka ugu tunka weyn
https://somaliainturkeyonline.files.wordpress.com/2019/02/52497563_301543810716877_1467531844768497664_n.mp4
View On WordPress
0 notes
Text
Wafdi uu horkacayo Gen. Hulusi Akar oo beri ku soo wajahan Magaalada Muqdisho
Wafdi uu horkacayo Gen. Hulusi Akar oo beri ku soo wajahan Magaalada Muqdisho
Waxaa maalinta Berri ah Magaalada Muqdisho ku soo wajahan wafdi sare oo ka socda Dowlada Turkiga kaasoo uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca dalkaas Gen. Hulusi Akar.
Wafdigan waxaa ka mid ah Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Turkiga, Saraakiil sare iyo madaxa Hay’adda gargaarka Turkiga ee TIKA sida ay shaacisay wakaalada wararka ee Anadolu.
Wafdiga ayaa wada hadallo la yeelan doona dhiggooda…
View On WordPress
0 notes
raaso24-blog · 6 years
Text
WAR XASAASI AH :- Dowlada Sacuudiga Oo Ku Fadeexoobay Laaluush Siyaasadeed ka Kooban 3 Arrin Oo ay Usoo Bandhigeen Erdogan...!!!!
Wargeyska The New York Times waxa uu ka soo xigtay xubno ku dhow Madaxweynaha Turkiga inay sheegeen inay Dowladda Sacuudiga ku fashilantay hindise ay Madaxweyne Erdogan u soo bandhigeen, si aan loo shaacinin natiijada baaritaanka dilkii Saxafigii Sacuudiga ee Jamaal Khashoggi oo bishan October 2-dii lagu dilay magaallada Istanbul.
Wargeyska waxa uu qoray in Amiir Khaalid…
View On WordPress
0 notes
duljoog-blog · 6 years
Text
Dowlada Turkiga oo caawa u yeertay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Ankara
Dowlada Turkiga oo caawa u yeertay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Ankara
Wararka ka imaanaya magaalada Ankara ayaa sheegaya in caawa  loo yeeray safiirka Soomaaliya u jooga Turkiga Jaamac Ceydiid.
Wasaarada arrimaha dibbada ee Turkiga oo ka carootay talaabadii ay maanta Soomaaliya kula safatay Sacuudiga oo loo heysto dilkii wariye Jamaal, ayaa u yeertay Safiirki u fadhiyay Soomaliya Dalka Turkiga Jaamac Caydiid.
Xaalada labada wadan ee Sacuudiga iyo Turkiga ayaa…
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 6 years
Text
Turkiga Oo Diblumaasi Reer Holland Ah Ku Eedeeyey Inuu Basaasayey Dalkooda
#Turkiga #Oo #Diblumaasi #Reer #Holland #Ah #Ku #Eedeeyey #Inuu #Basaasayey #Dalkooda
Turkey (Tayosame News) Dowlada Holland ayaa si deg degleh wadanka Turkiga kala soo noqotay mid kamid ah shaqaalaheeda ka shaqeenayey Qunsuliyada ay ku leeyihiin magaalada Istanbuul.
Diblumaasigan u dhashay dalka Holland ayaa magaciisa iyo xogtiisa lagu shaaciyey Warbaahinta Turkiga, isagoo lagu eedeeyey inuu gudaha Turkiga ka waday hawlo sirdoon oo uu xog uga aruurinayey hawlgalada militari ee…
View On WordPress
0 notes
Text
Dowlada Turkiga oo ciidamada bada Soomaaliya ugu deeqday qalab ciidan
Isniin, Marso 5, 2018 (HNN)
Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa guddoomay Dareeskan Ciidan oo Dowladda Turkigu ay ugu talagashey Ciidamada Cirka iyo Badda oo ka mid ah Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,waxaana ay ka guddoomeen saraakiil kale oo ka socotay Wasaaradad Gaashaandhiga Dalkaasi Turkiga.
Dareeskan Dowladda Turkigu ay ugu deeqday Ciidamada Cirka iyo Badda Soomaaliya ayaa isuiu jiray…
View On WordPress
0 notes
riinowworld-blog · 7 years
Text
Dowlada Turkiga Oo Hub Ugu Deeqdey Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Dowlada Turkiga Oo Hub Ugu Deeqdey Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Wakaalada wararka ANATOLIA ayaa sheeggtey in dowlada turkiga ay usoo dirtey dowlada federaalka soomaaliya 450 xabo oo qoriyaha casriga ah kuwaas oo loo yaqaano mpt-76 oo lagu farsameeyey gudaha dalka turkiga. Qoriga oo muuqaal ahaan u eg qoriga m-16 ayaa lasheegey inuu wax kadilo 600 oo mitter kaasoo 1 ilbiriqsi laga ridi karo 700 ilaa 800 oo rasaas ah. Dowlada turkiga ayaa sheegtey in hubkan wax…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Turkey's aid agency installs greenhouse at university in Somaliland
Turkey’s aid agency installs greenhouse at university in Somaliland
Middle East MonitorTurkey’s state-run aid agency, the Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA), has established a greenhouse at the University of Hargeisa in Somaliland, a breakaway region of Somalia. The opening ceremony, Monday, was attended by the Minister of Agriculture of Somaliland, Mohamed Haji Osman Jama, Turkish Consulate officials and TIKA coordinator for Somalia Ilhami…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
Video
Liked on YouTube: DEG DEG Dowlada Turkiga Oo Kudhowaaqday Haramcad Cusub & Kenya Oo Kacabsi Qabto In Lajoojiyo Qaadka https://www.youtube.com/watch?v=AQW9Oe9MSa4
0 notes
radioasalblog-blog · 6 years
Text
Dhageyso:- Madaxweyne Waare Oo La kulmay Wafdi ka Socda DFS & Dowlada Turkiga..
Dhageyso:- Madaxweyne Waare Oo La kulmay Wafdi ka Socda DFS & Dowlada Turkiga..
Kulankani uu Madaxweynaha  Maamulka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare uu magaalada Jowhar kula qaatay Wafdiga Dowlada Federalka Soomaaliya ka socday iyo Dowlada Turkiga ayaa ahaa mid looga Hadlayay Mashaaric Dib udhis ay Dowlada Turkiga ku sameyneyso Deegaanada Hirshabelle.
Maxamed Cali Ismaaciil oo ah Xoghaayaha Joogta Wasaarada Beeraha Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa waxa uu Faah Fahin…
View On WordPress
0 notes
codkasomaliland · 7 years
Text
Deg Deg: Dagaal Culus Oo Ay Somaliya Ku Soo Qaadi Doonto Somaliland Iyo Saldhiga Turkiga Oo Helis Ku Ah Qaranimada Somaliland Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Digay Arrintaasi
Deg Deg: #Dagaal Culus Oo Ay #Somaliya Ku Soo Qaadi Doonto #Somaliland Iyo Saldhiga Turkiga Oo Helis Ku Ah Qaranimada Somaliland Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Digay Arrintaasi
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasiin, ayaa ka hadlay halis Somaliland ka soo waajahsay saldhiga milatari ee dalka Turkigu uu ka samaystay shalay magaalada Muqdisho.
Dowlada Turkiga ayaa xadhigga ka jartay saldhigga milateri ee ay ka hirgalisay magaalada Muqdisho. Saldhiggan ayaa waxa uu noqonaya xarunta tababar ee ugu weyn adduunka ee uu Turkiga ka hirgeliyo meel ka…
View On WordPress
0 notes
soomaalidoon6-blog · 7 years
Text
DEG DEG: Qarax Xoogan oo Caawa lala eegtay Xaruunta Safaarada Qadar ee Muqdisho…
DEG DEG: Qarax Xoogan oo Caawa lala eegtay Xaruunta Safaarada Qadar ee Muqdisho…
Qarax Miino ayaa ka dhacay Agagaarka Safaaraddii hore ee Turkiga, haddana ay degen tahay Safaaradda Qadar Ee Degmada Hodan,
Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Miino nooca tanka weyn, waxaana xiliga Qaraxa halkaasi ku sugnaa qaar kamid ah ilaalada Safaarada Qadar iyo dad shacab ah oo goobta Qaraxa uu ka dhacay maraayay.
Qaraxa kadib ayaa waxaa halkaasi isku gadaamay Ciidamada Dowlada oo…
View On WordPress
0 notes
wariyeelsar-blog · 7 years
Text
Ra'isul Wasaare kuxigeenka Turkiga oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho (Daawo Sawirada)
Ra’isul Wasaare kuxigeenka Turkiga oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho (Daawo Sawirada)
Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Wafdi uu hogaaminayo Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak .
Wafdigan waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad iyo masuuliyiin kale katirsan Dowlada Soomaaliya.
Waxaa la filayaa Ra’isul…
View On WordPress
0 notes