Tumgik
somalitalk · 7 years
Text
The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia
The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia
ONLF Press Release
August 30, 2017
The regional security of the Galkacyo, Galmudug regional state in central Somalia detained on August 23, 2017 Mr Abdikarin Sheikh Muse, an Executive committee member of ONLF, who was residing in Mogadishu for the last three years. Mr Abdikarin Sh Muse whole family were wantonly killed by the TPLF led regime of Ethiopia. He went to Galkacyo to bring back his…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Gudoonka Baarlamaanka  oo looga digey in uu Farageliyo Go’aankii Maxkamada ka gaartey Sideedii Kursi
Gudoonka Baarlamaanka  oo looga digey in uu Farageliyo Go’aankii Maxkamada ka gaartey Sideedii Kursi
Waxaa magaalada Muqdisho kullan ku yeeshay Odayaal, Nabadoono, Boqoro, Salaadiin, Ugaasyo iyo Waxagarad ka soo jeeda sideedii Xildhibaan ee dhawaan Maxamadda Sare go’aan ka gaartay ee ahaa in Kuraastaas dib loogu laabto madaama si cadaalad daro ah ay ku dhacday doorashadooda.
Ugu horeyntii waxaa kullankaasi ka hadlay  Malaaq Ibraahim Macalin Cali, waxa uuna soo dhaweeyey go’aankii Maxkamadda sare…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Munaasabad isugu jirtey Xiritaanka Sannad Dugsiyeedka 2016 iyo 2017 iyo Furitaanka Sannad Dugsiyeed 2017-2018 oo lagu qabtey Dugsiga Mocaasir
Munaasabad isugu jirtey Xiritaanka Sannad Dugsiyeedka 2016 iyo 2017 iyo Furitaanka Sannad Dugsiyeed 2017-2018 oo lagu qabtey Dugsiga Mocaasir
Waxaa Dugsiga Mucaasir ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabado isugu jirtey Xiritaanka Sannad Dugsiyeedka 2016 iyo 2017 iyo Furitaanka Sannad Dugsiyeed 2017-2018 iyo Qalin jabinta Dafcadii Labaad Dugsiga sare, waxaana Xafladaas ka qayb galey Bahda Waxbarashada, Ururada Bulshada, Ganacsato, Shirkaddaha gaarka loo leeyahay, Macalimiin,Waaladiin, ardeyda Dugsiga iyo marti sharaf kale oo lagu…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi oo sagootiyay Safiirka Sweden oo muddo xileedkiisa shaqo ay ka idlaatay
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi oo sagootiyay Safiirka Sweden oo muddo xileedkiisa shaqo ay ka idlaatay
Muqdisho, 19 Luulyo 2017; Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa munaasabad saagootin ah loogu qabtay Safiirkii dalka Sweden Mr. Mikael Lindvall oo muddo gaaraysa 5 sano ka shaqaynaayey dalka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka iyo saraakiisha Madaxtooyada ayaa Safiirka qado…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Warbaahinta Madaxa Bannaan.
Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Warbaahinta Madaxa Bannaan.
Muqdisho (05 Maars0, 2017)- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta madaxa bannaan ee dalka iyo ururrada ay ku midaysanyihiin suxufiyiinta.
Madaxweynaha oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay in warbaahinta madaxa bannaan ay kusoo shaqeeysay duruufo aad u adag, isaga…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Khudbaddii Madaxweynaha uu maanta ka jeediyey furitaankii Kalfadhiga Koowaad ee Golaha Shacabiga Soomaaliyeed
Khudbaddii Madaxweynaha uu maanta ka jeediyey furitaankii Kalfadhiga Koowaad ee Golaha Shacabiga Soomaaliyeed
بسم الله الرحمن الرحيم
Guddoomiyaha golaha shacabka – Mudane: Mohamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo Ku Xigeennadiisa
Xubnaha Golaha Shacabka.
Taliyeyaasha Ciidanka.
Saxaafadda.
Marti sharafta kale.
Dhammaan waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka As-salaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakatuh
Mudanayaal iyo Marwooyin
Marka hore waxaan xildhibaanada labada gole uga mahadcelinayaa doorashadii aad…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Ra’iisal Wasaaraha cusub oo xilka kala wareegay R. Wasaarihii hore
Ra’iisal Wasaaraha cusub oo xilka kala wareegay R. Wasaarihii hore
Muqdisho, March 2, 2017——Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaana goob joog ka ahaa xubnaha golaha Wasiirada ee xilka sii heyn doona inta laga soo magacaabayo gole wasiiro oo cusub.
Ra’iisal Wasaarihii hore mudane…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Bayaan ka soo Baxay Ganacsata Soomaaliyeed oo ku saabsan Doorashada Rugta Gancsiga
Bayaan ka soo Baxay Ganacsata Soomaaliyeed oo ku saabsan Doorashada Rugta Gancsiga
Waxaa Xarunta Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir  ee Magaalada Magaalada Muqdisho ka soo baxay  Bayaan ku aadan Shirweynaha Rugta Gancsiga oo dhawaan lagu qaban Magaalada Muqdisho waxaana Bayaankaas Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta u Akhriyey Bile Cabdi Siyaad oo ah Afhayeenka Ganacsatada Soomaaliyeed wuxuuna u Qornaa Sidatan;
Anagoo ah Madaxda Qaybaha kala duwan ee Suuqyada Banaadir, Shirkadaha…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Aamin Ambulance waxay u Baahan tahay
Aamin Ambulance waxay u Baahan tahay
Sida aan wada ognahay Aamin Ambulace waxay caan ku tahay u gargaarida Qof kasta oo u baahan gargaar Deg deg sida Dadka ku waxyeelooba Qaraxyada, dhaawacyada Xabadaha nool nool, Shilalka Gawaarida, Hooyooyinka Fooshu hayso, ilmaha Shubmaya iyo qof kasta oo ay la soo gudboonato xaalad Caafimaad oo deg deg ah Goob kasta iyo goor kasta.
Aamin Ambulance mudadii ay shaqeyneysay waxay u gargaartay 17645…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Photo
Tumblr media
Taariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay Xasan Cali Khayre wuxuu ku dhashay magaalada Ceelbuur sanadkii 1968dii. Wuxuu waxbarashadiisa ilaa Dugsi Sare kaga baxay Cismaan Geeddi Raage ee magaalada Muqdisho sanadkii 1986dii.
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Kulan Balaaran oo lagu Taageerayey Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka dhacay Muqdisho
Kulan Balaaran oo lagu Taageerayey Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka dhacay Muqdisho
Kulan  balaaran oo lagu taageerayey Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaali Xasan Cali Khayre  oo uu soo abaabuley  Ugaaska Beesha Murusade Ugaas  Cabdulaahi Ugaas Xaasi Faracadde ayna ka qeyb galeen siyaasiyiin odayaal dhaqameedyo oo isugu jirey Ugaasyo, Salaadiin, Malaaqyo, Wabaro, Garaado, Culumu’diin ururrada bulshada iyo Haween  ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho
Xubnhii ka hadlay Kulanka…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Waan ku jeclahay!
Waa runtay oo waan ku jeclahay. Jacaylka aan kuu qabo maaha mid aan adiga kuugu danaynayo ee waa mid aniga dantayda gaarka ahi ku jirto. Waliba jacaylka kaliya maaha ee in aan dantaada ka fakaro iyo in aan wax ku taro labadaba dantayda gaarka ah ayaa ku jirta. In aan ka hortago wax kasta oo dhib ah oo kugu soo fool leh iyo in aan ka shaqeeyo sidii aan kaaga dul qaadi lahaa dhibaatada hadda ku…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Madaxweyne Farmaajo “Waxaa bilaaban doona mashaariic lagu horumarinayo tirada iyo tayada ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Madaxweyne Farmaajo “Waxaa bilaaban doona mashaariic lagu horumarinayo tirada iyo tayada ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Muqdisho, 26, feb, 2017– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa maanta kormeer ku tegay carunta Xabsiga Dhexe iyo Taliska Ciidanka Asluubta Soomaliyeed ee magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa ugu horreyn ku ammaanay ciidanka iyo taliska asluubta sida ay u xanaanneeyaan carruurta marka hore aheyd darbi-jiifka ee…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Afar Dhibaato Oo Walwal Ku Haya Ummada Soomaaliyeed
Afar Dhibaato Oo Walwal Ku Haya Ummada Soomaaliyeed
Dhibaatada Soomaaliya Saddex Arin ayaa Dusha looga saarey waxayna kala yihiin Qabiil, Qori iyo Qaad, hase yeeshe aniga waxaana ku darey Baraha Bulshada  oo aan uga dhigey midka Afaraad.
1-Qabiilka markaan Fiirno waa Mid Koowaad ee Bulshada Dhibaatada ku haya waxaana Caqabad ku yahay in Soomaaliya ay israacdo
2-Qoriga Markii ay Burburtey Dowladii Dhexe  ee Soomaaliya ayuu Qoriga uu Noqdey mid isna…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Farmajo has failed the litmus test of honesty by naming a tainted person for the Premiership job
Farmajo has failed the litmus test of honesty by naming a tainted person for the Premiership job
I have written favorably of Farmajo in the past (see here: http://www.raxanreeb.com/2017/02/somalia-presidential-elections-2017-time-for-bold-leadership-by-ahmed-bashir/) but his pick for the premier job has made me question my support for him. His pick for Khaire says a lot about what is to come in the next four years and I firmly believe his tenure will be another missed opportunity and a black…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Naaneysta Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre
Naaneysta Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre
Markii Raiisul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu Raiisul Wasaare u Magacaabey Xasan Cali Khayre la sheegeyna in uu ka yimid Dalka Norway ayaa si aan wax Badan uga ogaado waxaan Teleefonka ka wacay Nin Odey ah oo degen Dalka Norway waxana u sheegey in Nin Dhinacooda ah loo magacaabey Raiisul Wasaare
Markii aan arrintaas u sheegey ayuu I yiri “ Ninka Raiisul Wasaaraha loo Magacaabey Magaciisa…
View On WordPress
0 notes
somalitalk · 7 years
Text
Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga Iyo Akadeemiyada Cilmiga iyo Suugaanta  oo Si WadaJir u xusey Maalinta Afka Hooyo
Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga Iyo Akadeemiyada Cilmiga iyo Suugaanta  oo Si WadaJir u xusey Maalinta Afka Hooyo
Munaasabad si ballaaran looga qayb galay oo isugu jirtey xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo hambalyo loo hambalyeynayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munaasabaddan oo ahayd mid aad u bilan waxaa qaban-qaabadeeda iska kaashaday Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) iyo Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo…
View On WordPress
0 notes