Tumgik
africazilla · 3 years
Text
Rooble: War Murtiyeed Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka
Rooble: War Murtiyeed Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka
War Murtiyeed Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo dhammaan hay’adaha Dastuuriga ah uu ka dhamaaday muddo-xileedkoodii caadiga ah loona baahanyahay in si xilkasnimo leh looga gudbiyo dalka marxaladan kala guurka ah. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Xukuumaddiisu…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland oo la Kulmay guddiga ka socda Gedo
Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland oo la Kulmay guddiga ka socda Gedo
Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Guddiga xalinta qilafaadka arimaha Gobolka Gedo. Guddigan oo isugu jira Wasiiro ka kala tirsan Dowladd Goboleedyada Dalka sida Puntland Galmudug Hirshabeele iyo Koonfur galbeed ayaa Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland waxa ay oga warbixiyeen xaalada Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
 Maxamed Dahir Guuleed oo Loo doortay Guddoomiyaha Doorashada Galmudug
 Maxamed Dahir Guuleed oo Loo doortay Guddoomiyaha Doorashada Galmudug
 Maxamed Dahir Guuleed oo noqday Guddoomiyaha Doorashada ee Galmudug Guddoonka Guddiga Doorashada ee maamulka Galmudug ayaa doortay Maxamed Dahir G. guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa, si loo ambaqaado arimaha doorashada Soomaaliya oo la filayo inay dhowaan dhacdo. Musharaxiinta u taagnaa xilka qabashada guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee Galmudug ayaa ahayd mid ku koobneyd musharax Maxamed Daahir…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Maxay tahay isku Kalsoonidu? Sidee Isku kalsoonida loo helaa?
Maxay tahay isku Kalsoonidu? Sidee Isku kalsoonida loo helaa?
Maxay tahay isku Kalsoonidu? Sidee Isku kalsoonida loo helaa? Isku kalsoonidu waa arin ku saabsan xirfadahaaga iyo awoodahaaga qof ahaaneed. Taas micnaheedu waa inaad naftaada aaminto oo aad islamarkaasina xakameyn karto noloshaada. Qofku waa inuu yaqaano waxyaabaha uu ku fiican yahay iyo waxyaabaha uu ku liito, waa inaad si fiican isku taqaano nafsad ahaan. Qofka waa inuu leeyahay rajooyin iyo…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Guddomiyaha Doorashada Dadban oo loo doortay Reer Buuhoodle
Guddomiyaha Doorashada Dadban oo loo doortay Reer Buuhoodle
Muqdisho (ElBuur)–Waxaa markale loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban Maxamed Xasan Ciro markii doorasho lu qabtay Muqdisho Axadda maanta ah.   Mr Ciro ayaa ku guuleystay 14 cod, halka Liibaan Maxamed Xasan oo la tartamayay uu isna helay 10 cod. Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban oo la wada sugayay cidda loo doorto ayaa waxaa u tartamayay shan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Wiil 5 jir ah oo Si Xun Loogu Dilay Deyniile, Muqdisho
Wiil 5 jir ah oo Si Xun Loogu Dilay Deyniile, Muqdisho
Wiil 5 jir ah Degmada Deyniile Gelinkii dambe ee galabta waxaa lagu dilay wiil 5 jir ah Xaafadda Warlaliska ee degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho wiilka 5 jir ah ayaa dhintay kadib markii si arxan darro ah uu u dilay nin adeer u ahaa oo qabay hooyadiis. Dilka willka 5 jir ah ayaa walaac iyo yaxyax xooggan ku abuuray dadka ku dhaqan xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile. Sida ay baahiyeen…
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Al-Shabaab iyo Ciidanka Kenya oo KULBIYOW ku Dagaalamay
Al-Shabaab iyo Ciidanka Kenya oo KULBIYOW ku Dagaalamay
Ururka Al-Shabaab iyo Ciidanka Kenya ayaa dagaal qaraar ku dhexmaray deegaanka KULBIYOOW Macluumaad dheeri ah ayaa ka soo baxaysa dagaal dhexmaray Ciidamada Kenya ee ka tirsan Howlgalka midowga Afrika iyo ururka Al-Shabaab gudaha Gobolka Jubada hoose Kismaayo (Qodqod Online)–Macluumaad dheeri ah ayaa ka soo baxaysa dagaal dhexmaray Ciidamada Kenya ee ka tirsan Howlgalka midowga Afrika iyo ururka…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Sheekh Mukhtaar Roobow oo Cuntada ka Soomay
Sheekh Mukhtaar Roobow oo Cuntada ka Soomay
Sheekh Mukhtaar Roobow oo Cuntada ka Soomay Sheekh Mukhtaar Roobow oo magaciisa naaneysta ah ee loo yaqaan uu yahay ”Abuu Mansuur” oo ka mid ahaa amniyat al-shabaab ayaa la soo weriyay inuu ka soomay cuntada sida uu warbaahinta u seegay Guddoomiyaha Xisbiga amniga iyo caddaaladda Yuusuf Xasan oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa sii deynta Roobow. Guddoomiye Yuusuf Xasan ayaa sheegay in lagu…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Jilaaga Hindiya: Amir Khan iyo Xaaskiisa oo Kala tagey
Jilaaga Hindiya: Amir Khan iyo Xaaskiisa oo Kala��tagey
Jilaaga Bollywoodka Aamir Khan Iyo Kiran Rao Oo Ku Dhawaaqay Go’aankooda Amir Khan iyo Karin Rao/sawir hore Aamir Khan iyo Kiran Rao ayaa ku dhawaaqay kala tagooda Bollywood Aamir Khan Iyo Kiran Rao Oo Ku Dhawaaqay Go’aankooda Aamir Khan iyo Kiran Rao kadib markii muddo 15 sanadood ah ay wada qaateen nolol ku dhisan guur oo xitaa ilmo isu dhalay lagu magacaabo Azad, ayaa hada go’aansaday inay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Sababta Qaraxyada ka Dhaca Muqdisho ay u soo badanayaan: Faahfaahin
Sababta Qaraxyada ka Dhaca Muqdisho ay u soo badanayaan: Faahfaahin
Waa marag ma doonto in weerarada iyo sababta qaraxyada ka dhaca Muqdisho ee ururka Al Shabaab ay ka geysayaan guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho in muddooyinkii dambe la moodo inay soo kordhayaan. Qaraxyada ka dhacaya Muqdisho intooda badan waa kuwo qorsheysan waxaana ay galaaftaan nolosha dad Soomaaliyeed oo laga yaabo inaysan ka tirsaneyn kooxaha iska soo horjeeda ee dagaalku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Qaraxa Muqdisho ka dhacay: 6 qof ayaa ku dhimatay ugu yaraan
Qaraxa Muqdisho ka dhacay: 6 qof ayaa ku dhimatay ugu yaraan
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxa ka dhacay Muqdisho Maanta Qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay maqaaxi laga shaaho oo aad u mashquul badan oo ku taal caasimada Soomaaliya ee Muqdisho fiidnimadii Jimcaha, sida wararku sheegayaan. Weerarka ayaa ka dhacay isgoyska Juba oo aan sidaa uga fogeyn xarunta dhexe ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ka…
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Qarax ka dhacay Muqdisho Hadda
Qarax ka dhacay Muqdisho Hadda
Qarax Hadda ka dhacay Muqdisho Qarax ka dhacay Muqdisho ayaa sababay khasaaro naf iyo maalba leh kadib markii qof ismiidaamiyay uu isku qarxiyay Isgoyska Hotel Jubba, iyadoo bartilmaameedkiisu ahaa maqaayad ku taala isla goobtaas. Iyadoo Qaraxa hadda dhacay ayaan la xaqiijin karin tirada rasmiga ah ee waxyeeladu ay ka soo gaartay, waxaa se wararku sheegayaan in goobta lala beegsaday ay tahay mid…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Sida loo soo jiito qofka aad jeceshahay
Sida loo soo jiito qofka aad jeceshahay
Sida loo soo jiito qofka aad jeceshahay Sida muuqata in qof loo muujiyo inaad jeceshahay ma ahan sida aad moodeyso, balse qoraalka hoose ayaan ku gorfeyn doonaa sida loo soo jiito qofka aad jeceshahay, inagoo u kala qaadeyna qodobo mid waliba leeyahay muhiimad u gaar ah. ⦁ Ku kalsoonow naftaada ⦁ Diiradda saar Wanaaga ⦁ Ha ka cabsan waxyeelada jaceylka ⦁ Dhoolla Caddeynta ⦁ Fiiri dhanka…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Filim Loogu Magacdaray Muqdisho oo Laga daawanayo Kuuriya bishan
Filim Loogu Magacdaray Muqdisho oo Laga daawanayo Kuuriya bishan
Filimka Cusub ee Muqdisho oo laga daawan doono Kuuriya Koonfureed Seoul, July 1– Agaasimaha Filimada ee Ryoo Seung-wan ayaa sheegay khamiista maanta ah in uu aad ula dhacay Filimka Muqdisho iyo sheekada xiisaha leh iyo jilayaasha sheekada runta ah ayaa dhiirrigelisay filimkiisa soo socda ee “Ka Baxso Muqdisho.” waa filim cusub dagaal ah oo la soo bandhigayo 2021-ka. “Muqdisho” waxay ku saleysan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Cumar Filish oo Sheegay Amni darada Muqdisho in Shisheeye Ka dambeeyo
Cumar Filish oo Sheegay Amni darada Muqdisho in Shisheeye Ka dambeeyo
Muqdisho (ElBuur)–Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in falalka amni darro ee waayahan ku soo badanayay magaalada Muqdisho ay ka danbeeyaan gacmo shisheeye sida uu tilmaamay. Cumar Filish oo ka qeybgalayay munaasabadda kowda Luulyo ayaa sheegay dhibkii loo soo maray maalinta xornimada ee 1-da Luulyo, isagoo ugu baaqay dhalinyaradii ka soo qeybgashay munaasadda inay ka qeyb…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Ingiriiska oo Si Rasmi ah uga Baxay Yurub Caawa Saq dhexe: Faahfaahin
Ingiriiska oo Si Rasmi ah uga Baxay Yurub Caawa Saq dhexe: Faahfaahin
London (ElBuur)–Muwaadiniinta Midowga Yurub ee ku nool Ingiriiska waxay haystaan ​​ilaa saqda dhexe caawa inay codsadaan deganaansho. Malaayiin Muwaadiniin reer Yurub ah ayaa la siiyay ilaa iyo dhamaadka bishan si ay u helaan xuquuqda deganaanshaha Ingiriiska kadib Waa inay ku dalbadaan Nidaamka Dejinta EU (EUSS), oo la soo saaray 2019. Tan iyo waagaas Xaafiiska arimaha gudaha ee UK, wuxuu…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Muqdisho (ElBuur)–Ra’iisul Wasaaraha Xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya Lucas Tumbo oo ay ka wada hadleen hagaajinta iyo xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee dariska ah. Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa xiriirkooda dib u soo celiyay markii Kenya ay sheegtay inay dib u furtay safarada dhanka hawada ah ee Soomaaliya oo maalmo…
View On WordPress
0 notes